ٱقْرَأْ بِٱسْمِ رَبِّكَ ٱلَّذِى خَلَقَ ﴿١﴾ خَلَقَ ٱلْإِنسَٰنَ مِنْ عَلَقٍ ﴿٢﴾ ٱقْرَأْ وَرَبُّكَ ٱلْأَكْرَمُ ﴿٣﴾ ٱلَّذِى عَلَّمَ بِٱلْقَلَمِ ﴿٤﴾ عَلَّمَ ٱلْإِنسَٰنَ مَا لَمْ يَعْلَمْ ﴿٥﴾
Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga). Dadkana ka abuuray Calaq. Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe. Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro. Dadkana baray waxayna aqoonin.