Suuradda 95aad ee Quraanka

Suuradda At-Tin

Makki 8 aayadood Juz 30
At-Tin

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

بِّسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيْتُونِ ﴿١﴾

Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.

Tafsiir al-Muyassar (Carabi)

وَطُورِ سِينِينَ ﴿٢﴾

Iyo Dhuuri Siina.

Tafsiir al-Muyassar (Carabi)

وَهَٰذَا ٱلْبَلَدِ ٱلْأَمِينِ ﴿٣﴾

Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka).

Tafsiir al-Muyassar (Carabi)

لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَٰنَ فِىٓ أَحْسَنِ تَقْوِيمٍۢ ﴿٤﴾

Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.

Tafsiir al-Muyassar (Carabi)

ثُمَّ رَدَدْنَٰهُ أَسْفَلَ سَٰفِلِينَ ﴿٥﴾

Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis).

Tafsiir al-Muyassar (Carabi)

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍۢ ﴿٦﴾

Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin.

Tafsiir al-Muyassar (Carabi)

فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِٱلدِّينِ ﴿٧﴾

Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib.

Tafsiir al-Muyassar (Carabi)

أَلَيْسَ ٱللَّهُ بِأَحْكَمِ ٱلْحَٰكِمِينَ ﴿٨﴾

Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).

Tafsiir al-Muyassar (Carabi)

At-Tin Aayadda 1 / 8

Qoraalka Carabiga: far Cusmaani ah. Turjumaadda Soomaaliga: Mahmud Muhammad Abduh. Codka: everyayah.com.

Suuradda At-Tin ku saabsan

Suuradda At-Tin (التين) waa suuradda 95aad ee Quraanka. Waxay leedahay 8 aayadood waxayna ku jirtaa Juz 30. Waxaa loo kala saaray suurad Makki ah, taasoo macnaheedu yahay inay inta badan soo degtay ka hor guuritaankii (Hijrada) Nabiga ee Madiina.

Magaceeda, التين, waa sida suuradda loogu yaqaan af Carabi.

Su'aalaha Suuradda At-Tin ku saabsan

Immisa aayadood ayaa ku jira Suuradda At-Tin?

Suuradda At-Tin waxay leedahay 8 aayadood.

Suuradda At-Tin ma Makki baa mise Madani?

Waxaa loo kala saaray suurad Makki ah.

Suuradda At-Tin Juz kee ayay ku jirtaa?

Suuradda At-Tin waxay ku jirtaa Juz 30.

Xaggee ka dhegaysan karaa Suuradda At-Tin?

Taabo Ciyaar boggan si aad u maqasho aayad aayad, oo ay akhriyayo Abdur-Rahman As-Sudais, Mishary Alafasy, Mahmoud Khalil Al-Husary, Abdul Basit Abdus-Samad, Maher Al-Muaiqly, Saad Al-Ghamdi, Ahmad Al-Ajmi, Abu Bakr Ash-Shatri, Hani Ar-Rifai, Mohamed Siddiq Al-Minshawi, Ali Al-Hudhaify, Muhammad Ayyub, Abdullah Basfar, Yasser Ad-Dosari, Nasser Al-Qatami, Salah Al-Budair, Saud Ash-Shuraim, Abdullah Awad Al-Juhany, Muhammad Jibreel.

This page is translated with machine assistance and may contain mistakes. The English and Arabic versions are our reference. About our sources